Tuesday, January 17, 2012

activities 2011/2012 Sem1




Waxaan maanta doonaya inaan isku soo duu duubo waxyabihii semisterkan dhacay dhinaca activities ka, ha ahaato academic ama non academic ga. Waxa uu semisterkii 2011/2012 sem1 uu ku bilaabmay qabyo qabyo, werwer (laga qabo lacag kordhinta jamacada) iyo waxbarashada oo aad looga raagay. Activity gii ka mid aha oo aad u xiiso badnaa oo ahaa Somaliland Futsal League. Nasiib xumo ma ciyaarin lakiin daawadee ayaan ahaa groupkaygiina aanu darajo fiican galin, balse ay dadaalkooda muujiyeen.

waxa kale ka midka aha xalfadii Qalinjabintii loo qabtay ardaydii qalin jabisay.waxa ka midka ahayd xalfada xusida mudan ee dhacay semisterkan imika na dhaafay 2011/2012 sem1. waxa halkaa ay ka idhaahdeen saddexdii arday ee marka xaadirka ahaa midna aanu san xaadir ahayn ay ka idhaahdeen odhaahyo dhaxal gal ah.




No comments:

Post a Comment


Somaliland flag